Xildhibaan ku baaqay in la hubeeyo Shacabka kunool gobolka Waqooyi Bari Kenya 

Deegaano katirsan Gobolka Waqooyi bari dalka Kenya ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa ku batay weerarada ay ka fulinayaan dagaalyahanada Al Shabaab , waxaana deegaanadaasi dadka kunool lasoo darsay cabsi xoogan. Macalimiinta Kenyanka ah ee wax ka dhigi jiray Iskuulada kuyaala gobolka Waqooyi bari dalka Kenya ayaa bilaabay in ay halkaasi isaga cararaan, kadib markii weerar … Continue reading Xildhibaan ku baaqay in la hubeeyo Shacabka kunool gobolka Waqooyi Bari Kenya